
Waxaa warar naxdin leh oo sidba jooga ka imaanayaan degmooyinka Balanballe, Cabudwaaq iyo tuulooyinka ku xeeran ee Waqooyiga galgaduud, halkaan hoose ka arag waxa Gedoweb lagu qorey walow Dayniile.com uu mid ka daran qorey.
gedoweb waxay qortay "...iyagoo sheegay in sanadkan kaliya ay ku dhinteeen abaarta 500 halka ay 2800 boqol oo qoysna ay kubarakaceen. "
masawirada ururka SYO ka soo qabteen dadka dhibaataysan ka daawo allwadani.com (http://www.allwadani.com/allwadani%20newsdesk_copy(1260).htm).
Warbixin kale waa http://www.allwadani.com/allwadani%20newsdesk_copy(1255).htm.
masawiro kale waa sidan http://www.allwadani.com/allwadani%20newsdesk_copy(1208).htm
Haddaba waxaa loo baahan yahay in dadka reer W. Amerika ay u gurmadaan walaalohooda lana gaaraan biyo deg deg ah.
saalax
No comments:
Post a Comment